Wadahadalo u socday Sacuudiga iyo Qatar oo fashilmay iyo Xog ku aadan Sababta

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Qatar ayaa sheegay in wadahaddaladii u dhexeeyey Doha iyo Riyadh si loo dhameeyo khilaafka dublumaasiyadeed ee ka dhex aloosan uu haatan hakad galay, iyadoo dublumaasiyiinta iyo khubarada siyaasadda ka faallooda ay sheegayaan in wadahadalladaasi la isku mari waayay. Afartan dowladood ayaa ku eedeeyey Doha iney taageerto waxa ay ugu yeereen kooxo … Continue reading Wadahadalo u socday Sacuudiga iyo Qatar oo fashilmay iyo Xog ku aadan Sababta